Hey’adda socdaalka

Migrationsverket – somaliska

Iswiidhan waa Hey’adda socdaalka xafiiska ku shaqo leh codsiyada quseeyo dadka rabo iney Iswiidhan soo dagaan, booqasho ugu imaadaan, magangelyodoon ah ama rabaan iney muwaadin iswiidhish noqdaan.

Tjej i gul tröja.

Luqadaan waxaa ku heleysaa qeyb kamid ah warbixinta. Warbixin kale haddii aad u baahantahay waxaa ku akhrisan kartaa luqada iswiidhishka ama ingiriiska.