Filimo quseeyo adiga magangelyodoonka

Filmer för dig som är asylsökande – somaliska

Adiga waxaad fiirsankartaa dhowr filim oo ku saabsan tilaabooyinka kala duwan oo nidaamka magangelyada. Hal filim wuxuu tusaale ahaan ku saabsanaan karaa sida loo suubin baaritaanka magangelyada. Filimada waxaad xitaa ka heli warbixino ey wanaagsantahay inaad aqoon u leedahay intaa magangelyodoon ku tahay Iswiidhan.

Baadhitaanka qaxoontiga (Asylutredning)

Filimyadaan waxey leeyahiin cod sheekeynaayo oo siddeed luqadood oo kala duwan.

Last updated: