Filimo quseeyo adiga magangelyodoonka
Filmer för dig som är asylsökande – somaliska
Adiga waxaad fiirsankartaa dhowr filim oo ku saabsan tilaabooyinka kala duwan oo nidaamka magangelyada. Hal filim wuxuu tusaale ahaan ku saabsanaan karaa sida loo suubin baaritaanka magangelyada. Filimada waxaad xitaa ka heli warbixino ey wanaagsantahay inaad aqoon u leedahay intaa magangelyodoon ku tahay Iswiidhan.
La wadaaq
- Google+
Baadhitaanka qaxoontiga (Asylutredning)

Baadhitaanka qaxoontiga (Asylutredning)

Macluumaadka kooxda (Gruppinformation)

Go'aanka (Beslut)

Dhaqaalaha (Ekonomi)

Caafimaadka (Hälsa)

Xanaanada/Dugsiga (Förskola och skola)

Hoyga (Boende)

Dib u laabashada (Återvändande)

Reer isku keenista (Familjeåterförening)
Filimyadaan waxey leeyahiin cod sheekeynaayo oo siddeed luqadood oo kala duwan.
Sheekada ayadoo qoraal ah waad heli oo adiga waxaad ku soo shubankartaa kombiyuutarka.
العربية (arabiska)
دری (dari)
English
Romane arli
Русский (ryska)
Soomaali (somaliska)
Svenska
ትግርኛ (tigrinska)