Quseyso codsashada magangelyada

Att ansöka om asyl – somaliska

Adiga waa ka codsankarta Iswiidhan magangelyo haddii lagu soo dabagalay ama halis ku jirtid in lagu soo dabogalo ama si bini’aadimnimo ka baxsan laguu la dhaqmi wadankaadi hooyo.

Boogagaan adiga waxaa ka akhrisan kartaa sida uu yahay nidaamka markii magangelyo laga codsado Iswiidhan, yaa la siin magangelyo iyo sidee baa loo tijaabin codsigaada.

Adiga waa inaa dhex joogta Iswiidhan ama xuduudka Iswiidhan sidaa halkaan magangelyo uga codsankartid.

Dadka kaliya eysan quseyn waa qaxootiga joogo xirooyinka UNHCR oo wadankaas kale bey magangelyo ka soo codsankaraan.

Inta kasii akhriso nidaamka qaxootiga xirooyinka (oo af ingiriis)

Last updated: