Kabax waddanka Iswiidhan

Lämna Sverige – somaliska

Halkan waxaa ka heli warbixin quseyso adiga oo ka tagi Iswiidhan kadib markii diidmo lagaa siiyay codsigaadi oo magangelyodoonida. Halkan waxaa xita ka heli quseyso adiga oo Iswiidhan ka heysto ruqsada degnaanshada iyo dooni inaa dib ugu guurtid wadankaadii hooyo iyo adiga oo dooni si ku meelgaarid inaa ka guurtid Iswiidhan.