Taageerada dib u degista qof wadankiisa

Stöd till återetablering – somaliska

Haddii codsigaaga magan galyada la diiday.oo aad aqbasho inaad ku noqoto wadankaaga, waxaad ka heli kartaa taageero Wakaalada Socdaalka Swedishka. Ma codsanaysid uun taageerada dhaqaalaha, laakiin sidoo heli waxaad helaysaa caawimada dib ugu noqoshada bulshadda wadankaaga addoo maraya dedaalada taageerada.

Kaalamda dhaqaale iyo dib u degida

Taageerada dhaqaalaha, taas oo loo tixraaco sida ‘kaalmada dib u dhexgalka bulshadda,’ ama ‘taageerada dib u degida’ waxaa la siiyaa kuwan dib ugu noqonaya wadanka halka xaaladahooda ay dib u dejinayaan nafahooda ay xadidan tahay iyaddoo ay sababtay xaalada amniga.

Waad heli kartaa taageerada haddii aad dib ugu noqonayso mid ka mid ah wadamadan:

Afqaanistaan, Jamhuuriyada Afrikada Dhexe, Jamhuuriyada Dimuqraadiga Koongo, Ivory Coast, Ciraaq, Yaman, Laybeeriya, Liibiya, Maali, Sierra Leaon, Soomaaliay, Maamulka Falastiin, Suudaan, Koonfurta Suudaan, Suuriya, Jaad.

Ka akhri halka wax badan oo ku saabsan taageerada dhaqaalaha iyo sida loo codsado 

Tallaabooyinka kale ee taageerada

Waxaad sidoo kale heli kartaa caawimada dib ugu noqoshada bulshadda wadankaaga addoo maraya dedaalada taageerada. Dedaaladan taageerada waxaa la siiyaa kuwan dib ugu noqonaya wadankooda iyo kuw, tusaale ahaan, u baahan caawimada gelida suuqa shaqada ama u baahan talo sharci.

Kaalmada/taageerada waxa hadda la siiyaa oo loo soo bandhigaa dadka ku laabanaya waddamadan soo socda:

Afganistan, Ciraaq (Kurdistan), (Koonfurta iyo bartamaha) Ciraaq, Marocko, Pakistan, Nigeria.

Akhri wax badan oo ku saabsan kuwa kale ee other hindisayaasha taageerada (oo af ingiriis)

Last updated: 2019-09-11

Was the information on this page helpful to you?

Thank you for helping us improve our website!

Thank you for helping us improve our website!

Tell us how we can make this page better*






If you wish to ask the Migration Agency a question you can find our contact details under the heading Contact us.