Qofka wadanka Iswiidhan u soo guuraya
Flytta till någon i Sverige – somaliska
Haddii aad rabtid inuu qoyskaagu ama ehelkaagu yimaado Iswiidhan waxaad u baahan tahay inaad sharciga joogtada ah aad haysatid. Halkan ayaad ka akhrisan kartaa hadaad adigu codsanaysid iyo hadaad carrurtaadaba u codsanaysid.
Share
- Google+
Taagan
-
2016-04-19
Isbedelka sharciga saamayn ku yeelanaya dadka magangelyodoonka ah qaraabadooda
Dawladu waxay soo jeedisay hindise ku saabsan in sharci cusub la soo saaro kaas oo xadidaya fursadda inay dadka magangelyodoonka ah dib u midoobaan qoysaskooda. Sharcigu wuxuu nqondoonaa mid ku meelgaar ah waxaanu shaqayndoonaa sadex sannadood. Haddii uu baarlamaanku oggolaado hindisahan ku saabsan sharciga cusub wuxuu markaa sharcigu ka bilaabmayaa 20 bisha juulaay/luuliyo 2016.
