Ka shaqeeyn Iswiidhan

Arbeta i Sverige  – somaliska

Haddii aad dooneysid inaad Iswiidhan ka shaqeysid waxaad u baahantahay ruqsad shaqo. Halkaan baa ka akhrisankartaa sidaa u soo codsaneysid ruqsad shaqo ama ruqsad ganacsi iyo marti cilmi baare.