Kabax waddanka Iswiidhan

Lämna Sverige – somaliska

Haddii adiga diidmo lagaa siiyey codsigaagii ku saabsanaa sharciga deggenaanshaha, ama haddii aad adigu leedahay sharciga deggenaanshaha waddanka Iswiidhan laakiin aad rabto inaad si ku meelgaar ah Iswiidhan uga baxdo ama aad kaguurayso waddanka Iwiidhan.