Adigu ma dooran kartid dalka wax ka qabanaya codsigaaga magangelyada (Heshiiska Dublin)

Du kan inte välja vilket land som prövar din asylansökan (Dublinförordningen) – somaliska

Heshiiska Dublin (Dublinförordningen) bey ku qorantahay wadanka midowga yurub oo codsiga magangelyada ku shaqo leh.

Markaad magangelyo weyddiisato Iswiidhen, waxay Hay’adda Socdaalku bilaabeysaa baaritaan ay ku ogaaneyso haddii codsigaaga wax looga qabanayo Iswiidhen ama dal kale oo ka tirsan Midowga Yurub. Haddii intii aad Iswiidhen ku soo wajahneyd aad dal kale oo Midowga Yurub ka tirsan horay uga heshay fiiso ama sharciga degganaanshaha ama aad magangelyo ka codsatay, kolkaas waxaa dhici karta in ay khasab kugu noqoto in aad dalkaas dib ugu noqoto. Sidaasna waxaa dhigaya Heshiiska Dublin.

Last updated: