Kaalmada aad heli kartid

Stödinsatser – somaliska

Haddii aad dib ugu noqoneysid wadankaadi hooyo waxaa suurtagal ah inaa soo codsankartid kaalmo si ey kuugu fududaato dib ula qabsashada mushtamaca. Kaalmeyntaan waxaa bixin oo ka heli urur wadankaadii hooyo ka howl galo iyo waa arrin kamid ah mashruuca wada shaqeynta midoowga yurub EU Reintegration Programme (EURP).

Kaalmeynta mashruuca oo quseyso Falestin hakin baa la galiyay

Xaalada ammaan oo wadankas ka tagaan xilligan la joogo baa sabab u ah in ururka wada shaqeynta oo la dhaho Caritas baa na soo wargaliyay in ayaga eysan u suurtagaleyn iney hirgaliyaan howsha mashruuca.

Kaalmo dheeri uu heleysid adiga oo dib ugu noqon Iraaq

Laga bilaabo juun 2023 bey dhammaan dadka dib ugu noqdo si doorkooda ah Iraaq soo codsankaran lacag kaalmo oo qiimaheeda gaari ilaa 5 000 euro/qofkiiba. Kaalmadaan dheeriga waa arrin kaliya suurtagal muddo xadeysan oo suurtagal ah ilaa 31 jannaayo 2024. Fursadan oo inaa soo codsatid kaalamada dheeriga waxey quseysaa xita adiga horey raali ugu eheen dib u noqosho, laakin hada dooni si doorkaada ah inaa dib u noqotid.

Kaalmada aad heli kartid waa tan ugu weyn in aad heshid kaalmo si aad shaqo ama fursad aad isku masruufikartid ku heshid, oo kaalmadaas waxaa lagu waafajin baahidaada.

Adiga xita waad heli karta kaalmadan haddii aad u noqoneysid wadamadan hoose midkood:

Armenien, Bangladesh, Demokratiska Republiken Kongo, El Salvador, Masar, Etoopia, Gambia, Iraaq, Jordanien, Mongoli, Marocko, Nigeria, Bakistan, Falistiina, Somalia iyo Somaliland.

Dadka wakhtigan la joogo qasab loogu ciliyo (oo booliiska wadan) oo wadanka Mongoliya xilligan la joogo ma la siinaayo kaalmaadan.

Noocyada kaalmada waa

Kaalmada oo adiga lagu martiqaadi adiga dib noqon waxaa lagu waafajin baahidaada iyo waxaa ahaan karta

  • lagu qaabilo marka aad tago gego diyaaradaha oo wadanka hooyo
  • guri ku sii meel gaar
  • lacag kaalmo si aad ganacsi ku bilaawdid
  • kaalmo si aad suuqa shaqada uga mid noqotid
  • waxbarasho (barasho xirfad shaqo)
  • talo bixin shaqo raadin
  • lagaa kaalmeeyo la xiriirida xafiisyada dowlada
  • talo bixin sharci yaqaan
  • daryeel caafimaad.

Shuruudaha kaalmada lagu heli karo

Adiga waa, dadka weyn iyo carruurta, helikarta kaalmada haddii

  • diidmo lagaa siiyay codsigaada magangelyodoonida ama haddii adiga dib ula noqotay codsigaada magangelydoonida oo Iswiidhan
  • u badan tahay inoo ku qaabilidoono wadanka aad dooneysid inaa dib ugu noqotid iyo kuu qorsheysantahay inaa wadankas ku noolaatid
  • Iswiidhan joogtid marka aad codsiga suubsaneysid.

Haddii adiga lagugu xukumay in wadanka lagaa tarxiilo adiga xaq uma lahid kaalmadaan.

Codsi iyo go’aan

Adiga kaalmadaan waxaa soo codsankarta markii diidmo lagaa siiyo codsigaada oo magangelyodoonka ama haddii aad dib ula noqotid codsigaada magangelyodoonida. Haddii arrintaada howsheeda ey haysto Hey’adda socdaalka[Migrationsverket] adiga waxaa ka codsan shaqaalaha qaabilada iyo Hey’adda socdaalka baa gaari go’aan oo haddii aad helikartid kaalmada ama aadan helikarin. Haddii arrintaada hoowsheeda uu boliiska haayo adiga waxaa ka codsan boliiska, oo markas go’aan gaari. Go’aankas rafcan ma ka qaadankartid.

Ilaa inta ey kaalmada tahay

Haddii aad go’aansatid inaa si qor ah ugu noqotid wadankaada hooyo kaalmada lagu siin waa lacag gaari ilaa 2 500 euro. Haddii ey boliiska mas’uul ka yahiin tarxiilida ama in wadanka kaa saaran, wadamada qaarkood waxaa heli kaalmo lacagteeda gaari 2 000 euro. Adiga oo canuga ah oo waalid la’aan ah lacagta kaalmada ma lagaa nusqaamin haddii boliiska ey mas’uul ka yahiin iney wadanka kaa tarxiilan ama kaa saaran.

Adiga waxaa xita helikarta kaalmo soo dhaweyn oo lagu waafajin baahidaada, iyo aad isticmaaleysid saddex maalmood oo koowad marka aad tagid wadankaada hooyo. Kaalmadaas waa lacag qiimaheeda gaari 615 euro/qofkiiba iyo adiga baa iska leh go’aanka sida aad u isticmaaleysid kaalmadaas.

Warbixin kale oo kaalmadaan

Haddii aad dooneysid warbixin kale inta aadan soo codsan ka hore kaalmada adiga waxaa la xiriirikarta ururka markas ku quseeyo oo telefoon ama emailk ahaan inta aadan ka tagin Iswiidhan. Ururka meesha aad kala xiriireysid waxaa ka xafiiska qaabilaada oo hey’adda socdaalka.

Last updated: