Markii codsigaada magangelyada go’aan laga gaaro
Efter beslut om din ansökan om asyl – somaliska
Markey Hey’adda socdaalka go’aan ka gaarto codsigaada magangelyada, adiga waxaa laguugu ballamin qeybta qaabilaada. Kulankaas baa laguugu sheegi go’aanka waxa uu noqday iyo sida uu adiga kuu saameynaayo.
Haddii aad jawaab haa ka heshid codsigaada magangelyada waxaa heli sharciga deggenaanshada iyo adiga waxaa xaq u leedahay inaa degnaatid iyo ka shaqeysid Iswiidhan.
Inta ka akhriso xeerarka ku quseyo haddii heshid oggolaansho oo ku noolanshada Iswiidhan
Haddii aad jawaab may ka heshid codsigaada magangelyada waxaa loogu magacaaba inaad didmo ka heshay codsigaada. Taas micnaheeda waxey tahay in Hey’adda socdaalka eysan u arkin in adiga haysan sababo keeni karo inaad Iswiidhan ku noolaatid. Haddii aad didmo heshid labo wado baa kuu furan: adiga waa ku qanci go’aanka iyo dib u noqon, ama rafcaan ka qaadan.
Inta ka akhriso xeerarka ku quseyo haddii adiga didmo ka heshid codsigaada magangelyada oo Iswiidhan