Waxaad xaq u leedahay inaad ka nabadgasho rabshadaha

Du har rätt att slippa våld – somaliska

Carruurtu dhammaantood waxay xaq u leeyihiin inay ka nabadgalaan rabshadaha. Lama ogola inuu qof weyni ku garaaco, ku haraatiyo, ku riixo, timaha ku jiido ama uu kuu hanjabo.

La xidhiidh booliiska 114 14 haddii aad la kulanto rabshado. Haddii aad ku sugan tahay khatar degdeg ah, wac telefoonka booliiska 112.

EU-logotyp

Last updated: