Qofka magangelyo doonka ah ee uu la socdo waalid ama qof kale oo leh mas’uuliyada sharciga ee ilmaha

För dig som söker asyl med förälder eller annan vård­nads­ha­vare – somaliska

Macluumaadkan waxaa loogu talagalay qofka la socdo qoyskiisa markii ay Iswiidhan yimaadeen si ay u magangelyo u codsadaan. Magangelyo doonka macnahiisu waa inuu qofku yimaaddo waddan cusub oo uu weydiisto ilaalin/gabbaad isagoo ka yimid dagaal ama dabagal lagu sameeyo.

Halkaan waxaanu ku qeexaynaa tialaabooyinka uu marayo qofka magangelyo doonka ahi, sida Hay'adda laanta socdaalku ay u go'aamiso qofka magangalyada xaqa u leh, iyo taageerada aad adiga iyo qoyskaaga xaq u leedihiin inta aad go'aan sugaysaan.

Macluumaadka waxaa loo akhriyi karaa siyaabo kala duwan. Waxaad akhrin kartaa wax walba laga bilaabo bogga koowaad ilaa kan ugu dambeeya si aad aqoon uga hesho waxa dhacaya markaad codsato magangalyo. Ama waxaad akhrisan kartaa qaybta markaa adiga kuugu muhiimsan.

EU-logotyp

Last updated: